Dhageyso: Musharaxiinta Puntland oo maanta Jeedinaya Khudbadooda Waxa Ay Qabanayaan.

0

top-newsGaroowe(AGGM):  Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal ayaa Sheegaya in Musharaxiinta Maamulkaasi ee u Tartamaya in ay Qabtaan Xilka Madaxweyne ay maanta Baarlamaanka Cusub ee Maamulkasi ay ka hor jeedinayaan Khudbad ku aadan waxa ay Qabanayaa.

Ilaa iyo 11 Musharax oo u Taagan Xilka Madaxweyne iyo Kuxigeenka ayaa Goor dhaw Qodbada ku aadan Waxa ay Bulshada u qabanayaan ka jeedin doona Magaalada Garoowe.

Wariye ku sugan Magaalada Garoowe ayaa Allgalgaduud Media oga Warbixiyey sida ay wax u socdaan iyo Musharaxiinta waxa ay maanta Qabanayaan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga… 

wareysi Wariye ku sugan Magaalada Garoowe

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com