Dhageyso:Cali Daacuun”R/wasaarihi Sadexaad Oo Jidka Ku Soo Jira Ayaa ii Muuqata, Waadna Maqli Doontaan”.

0

cali-dacuun1Muqdisho(AGGM): Siyaasi Cali Maxed Cali daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta ka Faaloota Arimaha Siyaasada Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Raagitaanka ku yimid Xukumada Cusub,

Siyaasi Cali ayaa sheegay in Daahitaanka Wasiirada Cusub ay tahay Wasiirada oo Tirabatay islamarkaana gaaray 50 Wasiir taasna ay keentay in ay dib u dhacaan.
Waxaa uu intaa ku daray Siyaasi Cali Daacuun in sidoo kale Nidaamkii ay soomaalidu wax ku qeybsan jirta lagu Tuntay islamarkaana,Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud uu Bur buriyey.

Sidoo kale Siyaasi Cali ayaa sheegay in Wada hadaladii Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Federalka u dhaxeeyey ay Burbureen,taasna uu sabab u yahay Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud in wada hadaladii ay Bur nuraan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareeysi Xiisabadan oo Allgalgaduud Media ay la yeelatay Siyaasi Cali Daacuun.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Wareeysiga Mobilkaaga….

 

Siyaasi Cali Maxed Daacuun oo ku Xeel dheer Arimaha Siyaasada Dalka

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com