Dhageyso Baarlamaanka oo dib u dhigay Ansixinta Sharciga Kaluumeeysiga

0

kulankii-baarlamaanka-4Muqdisho(AGGM): Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Baarlamanka Soomaalia ayaa waxaa ay dib ugu dhigeen in ay Ansixiyaan Sharciga Kaluumeysiga Dalka.

Kualanka maanta ayaa waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaka Jeylaani Nuur iikar.

Gudoomiyaha Gudiga Baarlamanka u xilsaaran Kaluumeeysiga ayaa Baarlamaka ka hor aqriyey waxii ay qabten.

Waxaana sidoo kale Gudoonka uu ku dhawaaqay in Dib loo dhiagay Ansixinta Sharciga Kaluumeeysiga.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Cododka Xildhibaanada Gudoomiyah kuxgenka Baarlamanka iyo Gudoomiyaha gudiga

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Xafiiska Warbaahinta Allgalgaduud Ee Muqdisho

Allgalgad