Dhageyso+Akhriso:Gudiga Doorashada Puntland Oo Habraac U Sameeyay Doorashada.

0

top-newsGaroowe (AGGM): Guddiga Doorashada Puntland ayaa maanta soo saaray habraaca doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee maamulka Puntland oo la filayo inay dhacdo siddeedda bishan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Warka Gudiga Doorshooyinka Puntland
Haddaba Akhriso qodobbada shuruudda u ah doorashada.

pin

pin1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com