Dhageyso:Cali Maxe’d Geedi “Puntland waa Maamul mudan in lagu Deydo”.

0

Cali Geedi (1)Muqdisho(AGGM): R/wasaarihii hore ee Dowladdi KMG aheeyd ee Soomaalia Cali Max’ed Geedi ayaa hanbalyo u diray Maamulka Puntalnd iyo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaalia.

Cali Geedi ayaa Puntland ku dilmaamay Maamul Hormar Sameeyey,waxana uu ku baaqay in lagu deydo Maamulka Puntland.

Cali Maxed geedi ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Puntland oo lee yahay Astaamihii muujinayey Maamul Goboleed.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

 

Cali max’ed Geedi R.wasarihii hore ee soomaalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com