Dhageyso: Madaxwenihi hore ee Soomaalia oo ka hadlay Dagaal Beeleedka ka dhacay Dalka

0

ssKampala(AGGM): Madaxweynihii hore ee Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay Dagaal Beeledyada ka dhaca Dalka soomaalia ee dadka Badan ay ku dhintaan.

Sh Shariif Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG Aheeyd ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in wali Dalka Soomaalia uu Dagaal khabiil uu ka dhaco,asagoona sheegay in Dhiiga Shacabka oo la daadiyo aan faa’ido lagu gaareyn.

Madaxweynihii hore ee Soomaalia Dowladdii KMG aheeyd ayaa ugu baaqay Shacbka Soomaaliyeed in ay mid nimo layimada.

Sh Shariif Sh Axmed ayaa ku sugan dalka ugaandha ee Casimada Dalka Kenya.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

 

Sh Shariif Sh Axmed

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com