Dhageyso: Xeradii Ceeljaale ee Gobolka Sh/hoose oo dib loo furay

0

top-newsMarka(AGGM): Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Dhexe ee Soomaalia ayaa waxaa markii ugu horeysay Dib loo furay Xeradii Ceeljaale ee Gobolka Sh/hoose.

Xaflad dib loogu furayey Xeradaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano iyo Masuuliyiin  ka tirsan Maamulka Gobolka Sh Hoose iyo kan dagemada Marka.

Gudoomiyaha Degmada Marka Maxed Cismaan Yariisow ayaa Furitaanka kadib la hadlay warbaahinta waxuuna sheegay in xeradaan lagu xareen doono Ciidamada XGD soomaalia ee Tabarada lasiinayo.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Gudoomiyaha Degmada Marka ee gobolka Sh.Hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com