Dhageyso: Ciidamada Itoobiya Oo Dayjiyey Calanka Soomaalia Koodana saaray G/Gedo

0

ethiopia-flagGarbahaarey (AGGM): Wararka ka imaanaya Degaanka Boholgaras ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Cidamo Itoobiya ah iyo Dad Soomaali ah ay ku dagaalameen,

Dagaalka ayaa yimid sida Dadka ay noo Xaqiijiyeen kadib Markii Ciidamada Itoobiya ay Calankii Soomaalia ay Ka dajiyeen Degaanka Koodiina ay Taagteen sidaana ay Rabshadaha ku bilowdeen.

Gudoomiyaha Boholgaras Cabdi Cismaan Max’ed ayaa  Beeniyey in uu jiro in Calankii Soomalia la dayiyey waxaana uu sheegay in Ciidamada Itoobiya ay u yimadeen In ay Gacan siiyaan Maamulka Degmadaas.

Halkaan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Gudoomiyaha Degmada Bohol Garas

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com