War Cusub:Dam Jadiid Oo Dhac Kawada Deegaanada Wacbuudhan Abgaal.

0

damkaWaxaa maalmahaan isa soo taray boobka lagu hayo deegaanada  Galmaax Wacbuudhan oo eey wadaan rag heeb hoosa la ah Madaxweeyne Xasan Shiikh Maxamuud .

Isku tag badan iyo wada tashi iyo qayldhaan loo diray dowdlda damujadiid ayaa waxaba kasoo bixin oo aan aheen niyad jab ilaa iyo hada waxaa gacanta ka baxay 4000 oo boos  ka bilaaw buurta maxaay ilaa keydsaneey ilaa ceelmacaan ilaa iyo  ceel tuba weyne   ka wada boobka ka dhanka ah beesha Galmaax Yoonis dhaca haba u badnaadeen  kuwa haweenka leeyahiin oo ku yaal buur Maxaay.ilaa Ceeltuba Weene.

Waxaan soo ogaanay ilaa iyo hada dadka dhaca iyo caga jugleenta kawada goofafka sida gaar ah loo leeyahay ayaa ah  agaasimaha dhulbixinta ee waqooyiga muqadisho mr cabdikariin xasan hiraabe.
Cabdikariim xasan hiraabe aa ah nin eey madaxweenah la ah ilmo adeer  ninkaan ayaa  lagu soo waramaa inuu heesto ciidan badan oo uu kufaano in madaxweene xasan shiikh uu siiyay.
Wareesi aan la yeelan goofleeyda reer Mataan Cabdule eey noo sheegeen in dacwada badan aan u dirsanay dowlda lakiin mar walba waxaan maqal naa jawaabta cabdikariin xasan hiraabe oo nagu leh XEER ILAALIYAH ANOO II GADAN YAHAY NABAD SUGIDA ANAY II GADAN YAHIIN  TARZAN ANUU II GADAYAHAY GUDOOMIYAH DAGMADA KAARAAN ANOO II GADANYAHAY MAXAA QAADI KARTIIN.

Suaasha ayaa ah Cabdikariin Xasan Hiraaboow dowlda damajadiid ka hor waxba ma adan aheene goormaa wax noqotay oo aad guri 2 dabaq aad ga datay oo ciidan ku ilaaliyo yeelatay ma ogtahay falkaan aad ku  socoto aad jab ka dhaxli doontid saana waxaa tiri XABIIBO CALI OO AH DADKA LA DHACAY  dowlad majirto bariga waxay joogtaa 2 daran mid dooro shabaab ama damajadiid kaa kuuroon eey rorogtaa saana waxaa yiri jimaacle .

Hadii walayaal TARZAN la gatay maxaan sugnaa  waa waxba . PM CABDIWALI SHEEKH AHMED waxaan ka codsaneenaa inoow na ga qabto  dadkaan boobka ka wada waqooyiga muqadisho oo cadeestay dhaca  boobka dilka iyo kufsiga  waxaan aaminsanahay inaa tahay  qof wanaagsan oo ALAH ka cabsi leh
 naga soo gaar oo noo bad baadi hantideena iyo ubadkeena saas waxaa tiri amino bariise.
Waxaan  qoraalkayga danbe idiin kugu soo gudbin dooonaa magacyda  taliyaasha nabadsugida oo u shaqeeyaan cabdikariin xasan hiraabe kuwa CID. kuwa MAXKAMADA ilaa  hada waxaan ognahay in gudoomiyaha dagmada kaaraan iyo tarzan uu garabween ka heesto  fariin xasan shiikh ku socoto
Madaxweene laguma dhihin masakiinta dhac ee waxaa lagu yiri badbaadi yeesan isga kaadarsamin masuulka lagu saaray hadaa ismooday inaa ku tahay gob awooda aad siisay ragaan walaahi  sumcad xumaa ka dhaxli doontaa wacbuudhan abgaalna waxuu u noqondoonaa buug aad u furtay oo taariikhi ah ee isdaba qabo intay goori goortahay raga aad madax weenaha u tahay waa ragaan ee uma tihid soomaali Cabdikariin Xasan Hiraabe iyo Muuse Ganjab ismaaciil wardheere Tapid  Tarzan  raga kuu soo shaqeeyo lacgaha aad mooshinka ku keentid maalin aa lagula xisaab tami doonaa suaal  halkeed ka keentay lacagtii mooshinka Pm Saacid aad ku riday ileen horay waxa uma aadan heesane waa lacagta eey kuu soo dhaceen ragaan xaraan ku naaxa ah waa 4000 kun oo boos oo uu kuu soo dhacay ninkaa xoolha ku hadaqa ah  sawirka hoos ku lifaaqan waa tuuga boobka ka wada waqooyiga muqadisho waa Cabdikariin Xasan hiraabe .

Sawirda raga la shaqeeyana waa idiin soo gubin doonaa insha alaah.
Haka baqin inaad runta ka hadshaan  geelaga guran waa kuu dhalaa  lakiin  afkaaga guran kuuma dhalo.
Hadaa tahay dhibane hadal oo sheego qof haduu quud kugu doorta qofaan qiima agteeda ka leedahay .
Waa  Walaalkiin Nabadoon Ahmed 
nabad.somali@yahoo.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com