Dhageyso: Nabadoon Xaad “Madaxweyne Xasan Laguma Yaqaan Nin Ra’ayi Ka Qaata Waxgaradka”.

0

Nabadoon XaadMuqdisho (AGGM):Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah afhayeenka odayaasha dhaqanka midnimada beelaha Hawiye ayaa sheegay in aan laga la tashan xukuumadda cusub isla markaana loo baahan yahay xukuumad wax tar leh inuu soo dhiso Ra’iisul wasaare Dr C/wali Sheekh Axmed.

Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh aan lagu aqoon horeyna looga baran inuu yahay nin la tashada Waxgaradka islamarkaana hadda aysan ka fileyn inuu talo weeydiiyo waxgaradka.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Nabadoon Xaad in waqtigani lagu jiro uu yahay mid adag isla markaana golaha wasiirrada laga fiirsado.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Nabadoon Xaad

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com