Dhageyso: Malaaq Shiino “Shirka Maamul Usameeynta Koonfur Galbeed Gabo Gabo Ayuu Marayaa”.

0

baydhabo1Baydhabo (AGGM): Malaaq Cali C/raxmaan SHiino oo kamid ah dadka ku shirsan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in meel wanaagsan uu umarayo shirka ka soconaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay kaas oo la doonayo in lagu soo dhiso maamul goboleed.

Dhinaca kale malaaq Shiino ayaa sheegayn in dhamaan ay u furan tahay inay kasoo qeeybgalaan gabgabada shirka maamulka.

Isku soo wada duuboo Waxa uu carrabaabay in xukuumadda ay ka rajaynayaan in ay ka soo qeyb gasho taas ka sokowna ay filayaan in siyaasiyiinta u dhashay gobollada Digil iyo Mirifle iyana ay imaan doonaan madashada shirka.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Malaaq Shiino

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com