Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo fariisimo ka sameystay Magaalada Baydhabo

0

Ciidamada-Ethiopia-June-11Baydhabo (AGGM): Ciidamo ka socda Dowladda Ethiopia oo dhawaana ku biirat Howlgalka AMISOM ayaa Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Ciidamadaan ka socda Dowladda Ethiopia ayaa la sheegay in la geeyey Goobo ay hore u gusugnayeen Ciidamada AMISOM sida Siiraaliyoon iyo Ugaandha.

Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Allgalgaduud Media u sheegay in Ciidamada lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

wariye badaxbanaan Baydhabo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com