Dhageyso: Wareeysi uu Madaxweynaha Soomaalia uu siiyey Radio Kulmiye.

0

Hasan-SheekhMuqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaalia xasan Sheekh Maxamuud oo Wareeysi siiyey Radio Kulmiye ayaa
ka hadlay Arimo Farabadan oo ay ka mid yihiin Arimaha Siyaasada dalka Soomaalia.

Madaxweynaha Soomaalia ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Maamul loo sameeyo Saddex Gobol oo ka mid ah Gobolada Koofur Galbed soomaalia,oo kala ah Baay Bakool iyo Sh.hoose.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in Dowladiisa Ay Cafis u fidineyso Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab hadii ay isi soo dhiibaan,

Halkan Guji Kuna Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha Mobilkaaga…

Wareysi madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh uu siiyey

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com