Dhageyso: Baarlamaanka Soomaalia oo maanta Ka doodaya Miisaaniyada 2014-ka

0

kulankii-baarlamaanka-4Muqdisho (AGGM): Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaalia ayaa Maanta ka doodaya Miisaaniyadii Xukumadii hore ay soo gudbisay ee 2014ka.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaalia ay maanta Baarlamanka horgeen doonaan Miisaaniyada Sanadiidka 2014 ,waxaana lagu wadaa in maanta la horgeyo.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa Algalgaduud media oga warbixiyey sida maanta kulanka uu u dhacayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Xildhibaan ka ka tirsan Baarlamaaka Soomaalia

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

wareysiga xildhibaanka ka tirsan Baarlanmak soomalaia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com