Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Magaalada Columbus Ohio Iyo Nawaaxigeeda.

0

sax1Ogaysii, Ogaysiis, Ogaysiis, Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Columbus iyo nawaaxigeeda in ay ka sooqeybgalaan xaflada lagu taageerayo Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr: C/wali Sheekh Axmed

Xaflada waxaa ka soo qeybgalaya siyaasyiiin, waxgarad, Aqoonyahan, Ganacsato, Fanaaniin Caan ah iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada hadii wax dheeriya ama faah faahin ah aad u bahantahay fadlan la la xariir Lanbarada ku qoran warqada Invitaionka ee Hoos ku jirta. Goobta, Saacada iyo Watiga waxa ay ku qoranyihiin warqada martigalinta, waa mihiim in aad ka qeyb qaadato taagerida Raysul wasarahaaga.

sax sax1 sax2

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com