Dhageyso:Taliyaha Ciidamada Taraafikada oo ka bad baaday Qarax la damacsanaa in lagu Qaarajiyo

0

cccMuqdisho(AGGM): Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaalia ayaa maanta Fashiliyey Qarax la damacsanaa in lagu qaarajiyo Taliyaha Ciidamada Taraafikada ee Dowladda Soomaalia Cali Xirsi Bare Cali gaab.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaalia ay ka warheleen in Guri uu Dagi lahaa Taliyaha Ciidamada Taraafikada cali gaab  lagu diyariyey Dhowr Qarax islamakaana la damacsanaa in lagu qaarajiyo Cali gaab.

Taliyaha Ciidamada Taraafikada Cali Xirsi Bare Xali Gaab oo la hadlay Allgalgaduud Media in uu Qaraxyadu ay ahaayeen Qaraxo Xili hore laga liyey Goobta.

Waxuu intaa Raciyey Taliye Cali Gaab in Ciidamada Booliska Soomaalia ay qarxiyeen Qaraxyadii islamarkaana aysan jiri Wax Soo gaaray Asaga.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga….

taliayaha Ciidamada taraafikada Cali Gaab

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com