Dhageyso: Kulan looga hadlayo amaanka oo ka Dhacay Balanbal

0

isbitaalka-balanbale5Ballanbal (AGGM): kulan looga hadlayo Amaanka Degmada Balanbal ayaa maanta ka dhacay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud,waxaana kulanka iskugu yimid Maamulka Degmada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Kulanka ayaa waxaa Diirada lagu Saaray sidii Amaanka Degmada loo wada sugi lahaa islamarkaana waxgaradka ay Qeyb oga Qaadan la hayeen Adkeenta Amaanka Degmada balanbal ee Gobolka Galgaduud.

Waxaa kulanka sidoo kale lagu soo hadal qaaday sidii looga hortagi laha Beelaha Wada daga Gobolka ee Dagaalama in aysan mardanbe dhixin.

Xoghayaha Degmada Balanbal ayaa Allgalgaduud Media oga warbixiyey Waxii ay kawada hadleen .

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Xoghayaha Joogtada ah ee degmada Balanbal ee Gobolka galgaduud

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com