Dhageyso:Afhayeenka Maamulka Jubbaland Xasan Qaasim Warsame “Shacabka Kismaayo Dhibaatooyin Ba’an Ayaa Lagu Hayaa”.

0

WarbixinKismaayo–(AGGM) Afhayeenka Dawlad gobolleedka Jubbaland Xasan Qaasim Warsame oo Wareysi Xiisabadan siiyey Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa ka hadlay Arimo Farabadan oo quseeya Xaalada Gobolada Jubbooyinka.

Afhayeenka Xasan Qaasim ayaa sheegay in maleeshiyada Raaskambooni ay dhibaato ku hayaan dadka shacabka ah ee ku nool qeybo kamid ah gobolladaasi.

Waxa uu sidoo kale sheegay inay jiraan kufsi iyo dhac ay si wadajir ah ugeystaan ciidamada Kenya iyo Maleeshiyaadka Kooxda Raaskambooni.

Halkaan Hoose dhageyso Wareysiga Shabkada Allgalgaduud Media uu siiyey Afhayeen Xasan Qaasim.

Halkan Guji Kana Dhageeyso Wareeysiga Afhayeenka Jubbaland

Afhayeenka Dowladd Goboleedka Jubbaland Xasan Qaasin Warsame

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com