Dhageyso: Cabdi Afey “Axmed Madoobe Waa Kaligii Talis”.

0

Axmed-MadoobeCabdi Afey Sheekh Cali oo ka mid ah Aqoonyahanada Gobolada Jubooyinka Gaar ahaan Kismaayo siiba kasoo Jeeda Beesha Absame oo haatan ku Sugan Dalka Norway ayaa La soo xidhiidhay Radio sanaag oo kamid ah Warbaahinada Gudaha waxana uu uga Waramay Cabasho ku Aadan Dhismaha Maamulkaasi iyo in Beelihii Degenaa qaar ay aanay ku Kalsoonayn sida Loo qaybsaday Golaha Wasiiradda ee uu dhawaan Axmed Madoobe ku dhawaqay.

“Walaal waxaanu ka caban dadkii u soo dhintey Maamulkaasi Hir galintiisa lagalama tashan Dhismaha Golaha Wasiiradda ee Axmed Madoobe Magcaabay Beeshayda iyo Beelo badan oo Degan baa Jira oo aan iska dhex arag Axmed Madoobe waa Kaligii Taliye” Ayuu Yiri.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Dhagayso– Cabdi Afey “Axmed Madoobe Waa Kaligiis Talis”

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com