Baafin: Marwo Nuura Isaaq Oo Baafinaysa Abdulkadir Mahamed Abdullahi.

0

missingpersonMarwo Nuura Isaaq  oo ah haweenay dagan Magaalada Amsterdam ee wadanka Holland  ayaa waxaay baafinaysa ninkeeda  Abdulkadir mahamed Abdullahi oo Marki ugu danbaysay 12 ki bisha  Decembar  2012 ku sugnaa Xafada Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Hadaba  qofkii garanaya Abdulkadir mahamed Abdullahi ama meel ku og  fadlan ha garsiyo in uu  la soo xariiro xaskiisa Nuura Isaaq waxana uu na kala soo xariiri kara  telfoon numbarka 0031684181035.

Magaca qofka la baafinayo; Abdulkadir mahamed Abdullahi

 
Qofka wax baafinaya;Nuura Isaaq Hassan
 
Waqtiga iskugu dambaysey waa bishii  12naad dhamaadkeedi 2012ki.
 
Meeshi iigu war dambaysay; muqdisho, soomaaliya, xaafadda Madiino.
 
 
laba website noga baafi 1-Kismaayo, 2-website kale.
 
 
name of the person  traced ;Abdulkadir Mahamed Abdullahi
 
name of the person tacing; Nuur Isaaq Hassan
 
last time seen ;end of december 2012.
 
last place she see him; mogadisho Somalia, districk madiino.
 
 
Naam van vermist person; Abdulkadir Mahamed Abdullahi
 
Zoeker van vermist person;Nuura Isaaq Hassan
 
Laatste gezien; eind december 2012.
 
Laatste place gezien; mogadisho,somalia,wijck madino .

 Aderska-     van derpek straat-107-1

1031cw-amsterdam
tel-31684181035Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com