Dhageeyso: Tarsan “Al Shabaab Ayaa Deyniile Ka Taliya”.

0

1Muqdisho:(AGGM) Xili uu shalay Booqday Degmada Deynile ee Gobolka Banaadir Gudomiyaha Gobolka Banaadir Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed  Nuur Tarsan ayaa waxaa uu sheegay in Al-shabaab ay ku xoog badan yihin Degmada Deyniile.

Tarsan ayaa sheegay in Shabaab ay si xoog ah oga Taliyaan Degmada Deyniile Al-shabaab ,waxuuna sheegay in maamulka Degmada looga Baahan yahay in ay ka hortagaan islamarkaana ay la dagaalamaan Al-shabab.

waxuu intaa raaciyey in Maamulka Gobolka Banaadir uu ku dadaalayo in uu sii wado Dagaalka Maleeshiyadka Al-shabaab oo u sheegay in Shacabka uu dhibaato ku hayo.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

Maxamuud Axmed nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com