Dhageyso:Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Lagu Eedeyey Lunsasho Hanti Qaran.

0

FOWSIYAANairobi:(AGGM)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.

Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sida u sheegay warbaahinta.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

 

cabdi satar

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com