Dhageyso:Wariye Aadan Kismaayo Oo Xoriyadiisa Helay.

0

Aadan-KismaayoKismaayo (AGGM): Waxaa xoriyadiisa dib u helay mudo Saddex Cisho ah kadib Wariye Aadan Kismayo
oo Maalmo ka hor ay Xireen Maleeshiyo Beeleedka Raas-kambooni xili uu ku jiray howlahiisa Shaqo.

Wariye Aaadan Kismayo oo la hadlay Warbaahinta Allgalgaduud ayaa sheegay in xaaladiisa Caafimaad ay tahay mid aad u wanaagsan islamarkaana intii uu Xabsiga Kujiray aan wax Jirdil ah loo geysan.

Waxuu intaa Raaciyey in xiligii uu xirnaa uu san arkin Mas’uuliyiinta Maamulka Ismagacabay ee Jubba,lkn uu Xariin Dhanka Taleefankaa ay wadageen General Fartaag oo sheegay in Xariga Wariye Kismaayo uu yahay Mid qalad ah.

Halkan Guji kUna Dhageyso Mobilkaaga…

Waraysi-Aadan-Kismaayo oo xoriyadiisii dib u helay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com