Dhageyso:Ciidamada Dowladda Iyo Falaagada Al Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Gedo.

0

123Garbohaarey:(AGGM) Dagaal u dhaxeeya cidamada dowlada iyo falaagada argagixisada ah ee Al-shabab ayaa
ka dhacay degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

dagaalka ayaa yimid kamid markii Maleeshiyadka falaagada Al-shabaab ay soo weerareen Ciidamada Dowlada Soomaalia ee Degmada Buurdhuubo.

waxaan aku dhintay Dagaalka  ugu yaraan 5 qof oo dhinac yadii dagalamay ah.

waxana sida wararka ay sheegayaan in 4 kamid Maleeshiyadka Al Shabaab  ay daagalka uga geeriyoodeen .

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

xogha difaaca ahlu suna

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com