Dhageyso: Shariif Xasan Sh Aadan” 6-Gobol Maamul Looma Sameeynkaro”

0

shariif sakiinMuqdisho (AGGM): Shariif Xasan Sheikh Aadan Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaankii KMG ahaa hada ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka ayaa waxaa uu ka hadlay Shirka dhawaan ka furmay Magaalada Baydhabo ee Maamulka loogusameynayo Gobolada Koofur galbeed Somalia  Isagoo ka soo Horjeestay Wajiga labaad ee Shirka Furmay .

Shariif xasan ayaa waxaa uu sheegay in Baydhabo shirka  ka furmay uu yahay mid aan lo dhameyn oo Loo baahan yahay in Dowladda ay ka sooq ayb gasho Sidoo kale ay ka soo qayb galaan wax garad badan oo ka Maqan Hada Wax aan Dowladu ogeyna ay yihiin Sharci Daro.

Dhanka kale Shariif Xasan ayaa ku adkeystay in sharci ay tahay in Maamulka loo sameynayo Goboladaas uu Noqdo mid ku Eg 3 Gobolka oo kala ah Bay bakool iyo sh hoose oo aan lagu soo darin Jubooyinka iyo Gedo uu ka jiro Maamul dowladu aqoonsan tahay Sida uu hadalka u dhigay .

Mar uu ka hadlayay Dagaalka sh hoose ayuu cambaareyayy Shariif Xasan Waxaana uu dowladda ka codsaday in Gacan Bir ah ay ku soo qabato Kuwa ka Dambeeya Hurinta Cilaad Beeleedka Sh hoose .

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….

Hoos Ka Dhageyso Shariif Xasan

sha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com