Ogeysiis: Sharaxaad Si Aad Ulla Qabsato Naqshada Cusub Ee Warbaahinta Allgalgaduud Media.

0

ogeysiisWaxaa akhristeyaasheena sharafta leh u sharxaynaa qaabka ugu sahlan ee ay wararkay inooga barteen maalin walba uga akhrisan karaan warbaahinta Allgalgaduud Media, maadaama ay nasoo gaartay in qaar ka mid ah akhristeyaasheena naga soo booqda Telefoonadooda gacanta ay ka cabanayaan naqshada cusub ee warbaahinta Allgalgaduud Media

Haddii aad doonayno in aad si sahlan ulla qabsato naqshadeena cusub aadna u akhrisato wararka amaba aad u dhageysato wararka waxa aad si sahlan uga heli kartaa qeybahan soo socda.

Telefoonkaaga Mobile-ka: Haddii aad ka soo Galeyso amaba aad nagu soo booqanayso waxaad gujisaa halka ay ku qoran tahay MENU waxaana si sahlan kugu soo baxaya Warar, English news, Interviews, War On Terror, Articles, Fashion, Female, Health, Sports guji hadba qeeybta wararka aad Xiisaynayso.

warar1

Warar: Tusaale, Haddii aad gushiso qeeybtan (Warar) waxaad si sahlan uga heli kartaa wararka maalinkaas oo dhan iyo kuwii horeba, markaad gushiso qeeybtaas waxaa kuu soo baxaya warar oo halka hoose ay uga qoran yihiin Tirooyin 1 ilaa 2000, tirooyinkaas ayaad midba mar gujineysaa adigaoo ka bilaabaya 1 ilaa inta aad doonayso waxaadna ka heleysaa waxii war ah oo ku dhaafay maalinkaas amaba wararki bilihi hore, mar walba si aad u ogaato wararka maalintaas ka biloow tirada nambarka 1.
warar

Interviews: Tusaale, Haddii aad gushiso qeeybta (Interviews) waxaad ka heli kartaa wararka wata codadka iyo wareesiyada ee maalinkaas oo dhan iyo kuwii horeba, waxaana kuu soo baxaya warar oo sidoo kalena halka hoos ay uga qoran yihiin Tirooyin 1 ilaa 2000, tirooyinkaas ayaad gujineysaa waxaadna ka heleysaa waxii war ah oo ku dhaafay maalinkaas iyo wararkii hore oo dhan. mar walba si aad u ogaato wararka maalintaas ka biloow tirada nambarka 1.
warar

Mahadsanidin

Maamulka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com