War Deg Deg Ah: Caabudwaaq Oo Mar Labaad Dibad Bax Lagu Tageerayo Raiisul Wasaare C/weli Qaban Qaabadiisa Ay Ka Socoto.

0

Breaking-NewsCaabudwaaq (AGGM): Wararka uu nasoo gaarsiiyay Wariyaheena Magaalada
Caabdudwaaq Cabdikariin Axmed Bulxan ayaa wuxuu inoo sheegay in Magaalada Caabudwaaq uu kasocdo Dibad Bax Balaaran oo lagu Tageerayo Raiisul wasaaraha Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

Dibad baxan ayaa waxaa ka qayb Qaadanaya Maamulka Degmadda Caabudwaaq iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Caabudwaaq Waxaana shacabka Reer Caabudwaa Cod Dheer ku Tageeri donaan Raiisul Wasaare Cabdiwali.

Filo Dhawaan Codadka iyo Sawiradda Hadduu Eebe Idmo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com