Dhageyso:Dhinacyada Ku Dagaalamay Sh/Hoose Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Madaxweynaha.

0

shableda

(AGGM):Xili dhawaan Gobolka Sh/hoose ay ku dagaaleen Maleshiyo Beeleed halkaasi wada daga ayaa waxaa Madaxweynaha Dowlada Soomaalia Xasan Sh Maxamuud uu ku dhawaaqay in la joojiyo dagaalka,si loo helo Nabad waarta.

Mid kamid ah Saraakiisha hogaaminyesa Dagaalkla u dhexeeya Maleeshi Beeleedka ayaa Sheegay in ay u hogaasamayaan Hadalka Madaxweynaha Soomaalia xasan Sh Maxamuud ee ah in la joojiyo Dagaalka si loo helo Xasilooni.

Waxuu xusay sargaalka in Doowlada Soomaalia looga baahan yahay in ay ka dhabeyso Balan qaadka si loo Dadka loo heshiisiiyo.

Halkaan ka dhageeyso Wariysiga Midkamid ah garab yada ku dagaalamay Sh/hoose

 Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

mid kamid ah Dhinacyada ku dagaalamay NR.50 Shabeelaha Hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com