Dhageyso:Odayaasha Baydhabo Oo Beeniyey Hadal Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Baay.

0

BaydhaboBaydhabo (AGGM): Odayaasha kunool Gobolada Bay iyo Bakool ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo Baxay Maamulka Gobolka oo ahaa in Mamul usameynta Gobolada Koofur galbeed aan loo dhamey.

Afhayeenka Odayaasha Baay Malaaq Yacquub Cali oo warbahinta lahadalay ayaa sheegay in arintaasi ay tahay wax  laga Xumaado Maamul u sameynta Gobolada Koofur Galbeedna ay tahay Mid loo dhan yahay.

Halkaan kadhageyso Malaaq Yacquub Cali Afhayeenka odayaasha Baay

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Malaaq yacquub Cali

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com