Dhageyso: Gudoomiyaha Dhaqaatiirta Soomaalia oo ka hadlay Weerarkii maanta + Daawo Muqaalka Dhaqatiirta

0

qaMuqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed DR Cismaan Aadan Cade ayaa ka warbixiyey Dhaqaatiirtii iskugu jirta Ajaanibta iyo Soomaaliada ee lagu Dilay Tuleedka Magaalada Muqdisho.

DR Cismaan ayaa sheegay in ay saameen weyne ku yeelean doonta Dilka Manta loo geystay Dhaqaatiirta,dhaqqatiirta kale ee imaaneysa Dalka Soomaalia.

Waxuuna Sheegay in uu Canbaareenayo Falka Maanta kooxda Hubeysan ay u geysteen Dhaqaatiirta Ajaanibtaa iyo kuwa Soomaalidaa,kuwaa oo uu Tilmaamay in ay u adeegayeen Umadda Soomaaliyeed.

Waxaana hadalka Gudoomiyaha uu imaanayaa xili Maanta Koox hubeysan Duleedka Magaalada Muqdisho ay ku dileen 4-Dhaqtar oo iskugu Jira Ajaani iyo soomaalia.

 Halkaan Ka Daawo Muqaalka Dhaqaatiirta la dilay

Halkan Guji Kuna Dhageyo Mobilkaaga…

 

WAREYSIGA DR CISMAAN AADAN CADE

Isha Ku Hay Allgalgaduud Medeia
allgalgaduud@gmail.com