Dhageyso: Shirki Faroole Iyo Musharixiinta Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday Iyo Musharaxiinta Oo Shir Jaraa”id Qabtay.

0

Breaking-NewsGaroowe (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in hadda Shir Jaraa’id oo ay qabteen qaar kamid ah Musharaxiinta u tartamaya qabashada xilka Madaxweynenimo ee maamulka Puntland ay maanta isaga baxeen madashi kulanka Faroole iyo Musharixiinta ee Xarunta Madaxtooyada.

Musharax Cali Xaaji Warsame oo shirka Jaraa’id ka hadlay ayaa shegay in kulanka ay Saaka kula yeesheenxaruntiisa Madaxtooyada  Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ay ku kusoo kala dareereen.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Musharaxiinta

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com