Ogeysiis Ku Socda Dhamaan Akhristeyaasha Warbaahinta Allgalgaduud Media.

0

ogeysiisAkhristeyaasheena sharafta leh waxaan idinka Raali Galineynaa mudadi koobneed ee aan
hawada ka maqneyn, waxaan ku guda jirnay hoowlo la xiriira balaarinta Warbaahinta Allgalgaduud Media.

Waxaan idiinku bishaareynaynaa in hadda ay hoowlahaas inoo soo dhamaadeen, Haduu Allaah Subxaanahu Watacaalaa noo saamaxana aan si toos ah u sii wadi doono howlaheeni shaqo ee aad nagu barateen.

Wabilaahi Towfiiq

Maamulka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com