Top News+Dhageyso: Prof.Cali Geedi Oo Uga Digay Ra’iisal Wasaaraha Cusub Damu Jadiid.

0

geedi 12Nairobi (AGGM): Raiisal wasaarihii hore ee dowladihii KMG ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed ayaa waxaan uu ka hadlay aqoonta uu u leeyahay Ra’iisal wasaaraha Cusub Dr.C/wali Sh Axmed.

Prof Cali Geedi ayaa ugu baaqay Raiisal wasaaraha Cussub in uusan noqon Raiisal wasaare Koox ay leedahay ama shaqsi ka amarqaata.

Geedi “ Waa in uu noqdo R/wasaare u shaqeeya umadda, oo uusan noqon mid koox gaar ah u shaqeeya” ayuu yiri R/wasaarihi hore ee Soomaaliya.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

Dhageyso Prof Geedi

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com