Aqoonyahano iyo Dadweyne Codkooda Ku Taageeray R/W Dr.Cabdi Wali Sheikh Axmed

0

cabdiweli sheekh2Muqdisho(AGGM) Tan iyo markii madaxweynaha jamhuuriyada Somalia uu ku dhawaaqey raiisal wasaarihii cusb C/weli Axmed shiiq maxamed waxa asii kordhayaay  taageerada loo muujinayo go,aankii mas,uuliyadeed ooo uu qaatay mudane xasn shiiq maxamud oo ku guulaysatay in uu soo magacaabo rasisal wasaare cusub in kayer waqtiga uu qabo axdi qarameedka dalkasomalia u yaal.

Aqoonyahanada soamliyeed ayaa cod koodi u biirayaay sida ay ug faraxsan yihiin shaqsiga madaxweynuhu uu sooo magacabay, DR Axmed Aaadan ugas dR shafici oo ah aqoonyahan yaraan toodi  xiriir uu ka dhexeeyey raiisal wasaaraha cusub  ayna ku sugnaayeen gobolkka gedo silamarkaana kusugan degmada bandheere ayaa ka qeyb galay kulanka jimcah

Sidoo kale Mahad maxamuud Nuur oo ku magic dheer obaama kana mid ah dadka qurba joogta ah  ayaa geesta kale ka waramaxay taariikh ahaan sida uu ku soo galay saaxada siyaasada Somalia,,,  

Ma ahan oo keliya aqoonyahana iyo wax garadka balse waxa soo wehliya qeybaha buslhada oo ku kala nool  gudaha iyo daafaha caalamka, qaar kamid ah dadweynihi  barnaamijka qadaka uga soo qeybgalay ayaa aragtidooda ka dhiibtay go,aanka uu qaatay madaxwyen xasans hiiq maxamuuud

Waxyer un kadib markii lagu dhawaaqey raiisal wasaarah ayaa marqura waxa isbedelay kox u sheekeysiga dadweynaha iyo mowduuc maalimeedka oo ahaa yaa lamagacaabi doonaa, balse arinku haatan ka duwan kaasi waxaana amuurtu u soo biya shubatahaymaxaa horyaal raiisal wasaare

Dhismaha golaha wasiirada waa arinta ugu weyn ee hortaala raiisal wasaaraha cusub, hana abuukar shiiq yusuf oo ah aqoonyahanad ku nool  gobolka farjiiniya ee dalka mareykanka ayaa sharaxaysa waxa ay ku talinayso in ahmiyada la siiyo xiliga magacaabista wasiirada

Baarlamanka somalia ayaa ka dhursugaya in loogudbiyo barnaamijyada laxirira raiisal wasaarah magacaabistiisa iyo xukumadu si ay codka kalsoonida u siiyaan ayadoo loo eegaya nidaamka axdi qarameedka dalka u yaal Sida uu ku waramayo xilsdhibaan yaasin Cabdi seed oo katirsan gudiga dastuurka ee baralamanka

Labadii bishan ayaay ahayd markii baarlamanka somalia uu codka kalsoonida kala noqday xukumadii uu hogaaminayaay mudane Cabdi faarax shirdoon saacid.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com