War Deg Deg : Wariyeyaasha Oo Hadda Ku Sugan Gudaha Madaxtooyada.

0

Breaking-NewsMuqdisho (AGGM): Wararka goor hadda naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhaw halkaasi la isugu yeeray wariyeyaasha gaar ahaan Xafiiska Madaxweyne Xsan Sheekh oo ay hadda kusugan yihiin.

Guux iyo hadal heyn xoogan ayaa magaalada Muqdisho maanta ka jirta taasi oo la isla dhexmarayo cida noqoneysa Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan ayaa la filayaa inuu isla maanta ku dhawaaqo R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ee xilka kala wareegaya R/wasaare Saacid Shirdoon isagoona maanta usafraya dalka Kenya.

Waxii ka soo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com