War Cusub Dhageyso: Maamulki Prof. Gaandi Ee Azania Oo Qeylo Afka Furtay “.

0

WarbixinWar Cusub Dhageyso: Xabiibo Xasan Warsame oo ah xildhibaanad ka tirsaneed maamulki
Azaaniya ayaa waxay sheegtay in wasiirada iminka loo sameeyey Jubba tahay kuwa aan laga fiirsan oo si qaldan lagu soo magacaabay. Iyadoona intaasi ku dartay in aan laga talogelin.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….

Halkan Hoose Ka Dhageyso Warka Azania

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com