Top News Dhageyso: Afhayeenka Madaxweyne Bare Hiiraale “Golihi Wasiirada Jubbaland Dhawaan Ayaan Ku Dhawaaqeenaa”.

0

WarbixinMuqdisho (AGGM): Mudo laba cisho Iyaddoo laga joogo markii Axmed Madoobe ku dhawaaqay waxuu ugu yeeray wasiirada maamulka Jubba ayaa waxaa arrintaasi si adag u diiday  Madaxweynaha Jubbaland Col. Barre Aaden Shire Hiiraale.

Afhayeenka Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Barre Hiiraale ayaa maanta wareysi uu bixiyey uga hadlayey mowfiqka ay ka taagan yihiin wararka ka soo yeeraya magaalada Kismaayo islamarkaana waxa uu sheegay inay arrintaasi u arkaan mid carqalad ku ah dib u hishiisiintii laga dhex waday dadka daga gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Dhinaca kale AFhayeenka Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu sheegay in dhawaan uu Madaxweyne Bare Aden Shire dhameeystiri doono golaha Wasiirada ee Maamulkiisa islamarkaana lagu dhawaaqi doono. Halkan Guji Uga Dhageyso Mobilkaaga

Halkan Hoose Ka Dhagayso Afhayeenka Madaxweyne Bare Hiiraale

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com