Daawo: Shabaaxi Xildhibaan Faysal Sharqan Kama Dambayn.

0

Sawirka-Xildhibaan-FeysalWaxaa xaqiiqo ah marnabana aan la xaqiri karin in Allaha U Naxariistee Xildhibaan Maxamed Warsame (Xildhibaan Faysal) uu ahaa geesi Soomaaliyeed, fuliyayna dhaarti iyo  balanti uu ka qaaday shacabka Soomaaliyeed taa oo ahayd inuu koryeelo Sharciga dalka u yaal.

Sidoo kale waxaa xaqiiqo ah in Madaxweyne Xasan Sheekh, kooxdiisa Damu Jadiid iyo Xildhibaanada taageerayay oo ugu horeeyo gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ay leeyihiin mas’uuliyada dilka Allaha u Naxariistee Maxamed Warsame.

Daawo khudbadi ugu dambeeysay ee Allaha U Naxariistee Xildhibaan Maxamed Warsame (Xildhibaan Faysal) uu ka akhriyay Baarlamaanka taas oo qof walba oo garasho leh uu garan karo cida dishay Xildhibaanka inay yihiin Madaxweynaha, urur diimeedka Damu Jadiid iyo Xildhibaanada baarlamaanka oo uu ugu horeeyo Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Shabaaxi Xildhibaan Faysal Sharqan Kama Dambayn Ilaa Hadda….

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com