War Deg Deg Ah: Nelson Mandela Oo Geeriyooday.

0

mandelaCape Town (AGGM): Madaxweynihi ugu horeeyay ee Madow ah ee uu dalka Koonfur Afrika
yeesho Nelson Mandela oo qadar daqiiqada ka hor ah geeriyooday.

Nelson Mandela ayaa in mudo ah xanuunsanaa lagulana tacaalayay xaaladiisa caafimaad ee sii liidanaysay isbitaalka ku yaal dalkaasi.

Geerida Nelson Mandela ayaa waxaa u xaqiijiyay TV-ga dalkaasi Madaxweynaha Koonfur Afrika Mr. Zuma.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com