Top News Dhageyso + Daawo: Khudbaddii R/wasaare Saacid Uu Ugu Talagalay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

0

said1Muqdisho (AGGM): Ra’iisul wasaare Abdi Farax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta daboolka si cad uga qaaday khilaafka kala dhexeeya Madaxweyne Xasan Shiikh isagoona salka u dhigay inay isku hayaan arrin dastuuri ah .

Saacid Farax ayaa sheegay in madaxweynaha markii ugu horeysay uu arrinkan kala kulmay u aheyd mid uusan fileyn  taasi oo aheyd inuu iscasilo, laakiin u usheegay inuu maalintasi qaatay go’aanka ah in sharciga lagu kala baxo si looga gudbo buu yiri khilaafaayadii la yaqaanay.

” Wixii aan isku qabanay Madaxweynaha waxayd  mid sharci ah sababtoo ah iscasil dow la iiguma laheyn balse waaba ay dhacday waxa aan sugeynay waxey aheyd in dastuurka aan ku kala baxno” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Saacid Farax.

Halkan Hoose Dhageyso Khdubada Raiisulwasaaraha

said1
said12
said4

Halkan Guji Kana Akhriso Khudbada Oo Qoraal Ah.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com