Top News Dhageyso: Xildhibaanad Saynab Caamir “Xildhibaanada Baarlamaankan Waa Kii Ugu Liitay Ee Soomaaliya Soo Mara,KMG-kii Waa Laga Baxay Waa Been”.

0

Xildhibaanad Saynab CaamirMuqdisho (AGGM): Xildhibaanad Saynab Caamiy ayaa waxa ay sheegtay inay 14
sano ahayd Xildhibaan, balse waxa ay nasiib daro ku tilmaantay inaan weli waxba iska badalin Xildhibaanada Soomaalida islamarkaana Baarlamaankan hadda iyo Xildhibaanadiisa ay yihiin kuwii ugu tayada xumaa ee Soo mara Soomaaliya..

Halkan Hoose Ka Dhagayso Xildhibaanad Saynab Caamir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com