Top News Dhageyso: Prof. Cali Khaliif Galayr “Gudoomiye Jawaari Baarlamaanka Sidan Halaga Daayo, Baarlamaankan Hakala Dirin Adiga”.

0

cali khalifMuqdisho (AGGM): Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa waxa uu mar uu maanta ka hadlayay Baarlamaanka waxa uu fariin adag u diray gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxa uuna yiri “Gudoomiye Jawaari Baarlamaanka Sidan Halaga Daayo, Baarlamaankan Hakala Dirin Adiga”

Prof. Cali ayaa waxa kale oo uu sheegay in Mooshinka maanta  la keenay uu ahayn mid sax ah unna baahneeyn in waqti leeysaga dhumiyo.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Prof Cali Khalif Galayr

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com