Dhageyso:- Maleeyshiyada Raaskambooni oo dad Rayid ah ku dishay Magaalada Kismaayo

0

Maxamed Cumar GeediMuqdisho (AGGM): Sida uu Warbaahinta u sheegay Ex Xildhibaan
Maxamed  Cumar Geddi Malayshiyaadka Raaskambooni ee Hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa dhibaatooyin ka gaystay gudaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Wuxuu shegay Mr Geddi Ciidanka Raaskambooni inay dil iyo Xarig u gaysteen dad rayid ah oo ku ganacsanayay suuqyada Kismaayo isagoona xusay dadkaasi dhibaatooyin ka baxsan Xuququl Insaanka in loo gaystay.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA JEYLAANI MAXAMED CUMAR GEEDI.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com