Dhagayso:- Maamulka degmada Caabudwaaq oo ka hadlay Qof rayid ah oo Manta lagu dilay deegaanka u dhow Dhabad

0

Dableey Hubaysan oo kasoo jeeda degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta ku dilay deegaan u dhow degmada Dhabad ee gobolka Galgaduud Xuseen Feeraye oo kamid ah dadka xoola dhaqatada ah ee kasoo jeeda deegaanka Dalsan ee waqooyiga gobolkaasi Galgaduud.

C/qafaar Aadan Maxamed Madaxa Maaliyada mamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen.

Cabdiqafaar Aadan