Fikirkaaga Dhiibo: Maku Saxan Yihiin, Mise Waa Ku Qaldan Yihiin Xildhibaanada Inay Mooshin Keenaan Waqtigan Khilaafka U Dhexeeyo Madaxda Dowladda?

0

khilaafSida aan la socono waxaa khilaaf dastuuri ah soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon haddaba fikirkaaga ka dhiibo, Maku Saxan Yihiin, Mise Waa Ku Qaldan Yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Inay Mooshin Keenaan Waqtigan Iyaga oo Aan Xalin KKhilaafka U Dhexeeyo Madaxda Dowladda?

Waxaad codkaaga ka dhiiban kartaa halkan amaba haddii aad eegto qeeybta midigta ah ee ay ku qoran tahay Featured Video hoosteeda guji halka ay ku sawiran tahay .    VOTE

Halkan Guji Kana Dhiibo Fikirkaaga…..


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com