Daawo: Wariyeyaal Gabar Wariye Ah Oo Soomaaliyeed Kufsaday,Xaq Daradda Muqdisho Taal

0

u_116234d_2013-11-18-16-51-14f_gabadhMuqdisho(AGGM) Caasimadda Soomaaliya ee muqdisho ayaa la sheegaya in gabar soomaaliyeed isla markaasna ka mid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya lagu kufsaday.waxaana la shaaciyey inay kufsigeeda fuliyeen koox kale oo wariyeyaal Soomaaliyeed isla markaasna si toos ah u yaqaana gabadhaha wariyaha ah.

Talaabadan ayaa diirka ka qaadaysa dhibaatada iyo dibin-daabyada ka taagan magaalada Muqdisho ee lagula kacayo dadka masaakiinta ah,waxaana talaabadan fuliyey sida la sheegayo kooxo wariyeyaal ah oo si weyn looga yaqano dalka Soomaliya,waxaana talabadaas aad uga  xumaaday shacab badan oo Soomaaliyeed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com