Daawo: TV-ga Qaran Oo Baahiyey Waxqabadka Saacid & Daamul Jadiid Oo Dhiigkar La Seexday

0

urlMuqdisho(AGGM)Iyadoo Uu Jiro Khilaaf Xoogan oo Soo kala Galay Madaxda Sare ee Dawlada Soomaaliya Ayaa Tvga Qaranka Soomaaliyeed Wuxuu Soo Bandhigay Wuxuu Ka Qabtay Raysal Wasaaraha Soomaaliya iyo Guusha Xukuumada.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Abdi Farah Shirdoon “Saacid” waxaa xilka Ra’isul Wasaaranimada loo magacaabay Sanadkii hore 10.06.2012 waxeey xukuumadiisa sanad jirsatay bishii hore wax badan baa u qabsoomay wax kalana waa u harsan yihiin balse

Barnaamijkaan ayaa ka hadlaya wax yaaba badan oo ku saabsan wax qabadka Xukuumada hada la doonaya in ay ka dagto talada Dalka ee wax badan ka ogoow waxa la isku heesto iyo xaalada dalka & waxqabadkii Ra’isul Wasaare Saacid.

Halkan Ka Daawo:

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com