Daawo Sawirada: Beesha Habargidir Oo Qaadacday Shirka Ka Furmay Magaalada Muqdisho.

0

habargMuqdisho (AGGM): Qaar kamid ah mas’uuliyiinta iyo waxgaradka ku abtirsada beel weynta Habargidir ayaa maanta waxay kulan ay muqdisho ku yeesheen uga soo horjeesteen shirka DF soo qaban qaabisay ee dib u heshiinta Jubbooyinka looga hadlayo muqdishana ka furmay.

Xildhibaano hadda baarlamaanka katirsan,kuwo hore xildhibaano usoo noqday,siyaasiyiin,waxgarad iyo haween kasoo jeeda Beesha habar gidir ayaana kulankaasi ka qeyb galay.

Beesha Habargidir ayaa waxa ay sheegeen inaysan marnaba aqbali doonin waxa kasoo baxa shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

habarg4 habarg5 habarg habarg2 habarg1 habarg3 habarg6

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com