Dhagayso: Maamulka Khaatumo Oo Dhaar Kumaray In Aan Daaraha GAROOWE Dhisnaan Doonin.

0

agaasimaha khaatumoTaleex (AGGM): Iyadoo magaalada taariikhiga ah ee taleex uu kasocdo shirka khaatumo 3 ayna ku sugan yihiin madaxda iyo masuuliyiinta maamulka khaatumo ayaa hadana waxaa Soo Gaadhay  Koox Kasocota Maamulka Faroole.

Sidoo kale Musuuliyiin katirsan maamulka khaatumo ayaa Sheegay Inay Dhacayaan Wax Taarikkh Badan Reeba Hadiin Aan Maamulka Garoowe deg deg Uga Noqon Duulaanka Ay Kusoo Wadaan Dhulka Khaatumo.

Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka khaatumo mudane maxamuud sheekh cumar xasan oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Xfiisa   uu kaga war bixiyey shirka taleex iyo  Duulaanka Maamulka Puntland Soo Qaaday.

Agaasimaha oo arinkaasi kahadlaaya waxa uu sheegay in casimada taleex ay puntland soo werareen ay isla markaana ay garoowe uguban doonto hadii ay  puntland faraha kala bixiwaydo taleex iyo maamulka khaatumo, Wuxuuna Sheegay In Qabiilka Majeerteen kusoo duulay Taleex,  Dhulbahantena Diyaar Garoobo.

Isagoo Hadalkiisa  sii wada ayaa Agaasimuhu dhaar ku maray isaysan Daaraha Garoowe nadad lagu sexanayn hadii ay puntland arimaha khaatumo ka fogaan waydo.

Halkan Guji Kana Dhagayso Wareeysiga

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com