Warqad Sir Ah:Qaabka Ay Ciidamada Ku Xaroonayaan Iyo Qaabka Hub Ka Dhigista Loogu Sameenayo Ciidamada Iyo Maleeshiyada Raaskambooni.

0

top-newsWarbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxaa soo gaartay warqad Sir ah taas oo ku saabsan qaabka ay ciidamada ku sugan Goobweyn ee u Hogaaminayo Col. Barre Hiiraale.

Warqadan ayaa waxaa kale oo ku qoran qaabka hub ka dhigista loogu sameenayo Ciidamada iyo Maleeshiyada Raaskambooni.

Dhinaca kale waxaa Warqadan ku xusan qaabka uu u dhici doono shirka dib u heshiisiinta Gobalada Jubbooyinka, waxaa sidoo kale warqadan sirta ah ku Qoran kuna saxiixan magacyada Mas’uuliyiinta.

Sir sir2 Sir3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com